Kalluumeysato Soomaali ah oo lagu la’yahay Badweynta India & baadigoob soconaya

Shan nin oo ka tirsan kalluumeysatada ka jilaabta Puntland ayaa lagu la’yahay xeebaha degaaamada Puntland muddo 4 maamlood ah, waxaana xaalad kalluumeysatadaas ka waramay wasiirka wasaaradda kallumeysiga Puntland Faarax Maxamuud Cawaash. Wasiirka ayaa sheegay inay dhowr doon u direen si ay usoo helaan kalluumeysatada la la’yahay, balse waxa uu sheegay inaysan kusoo guuleysan. Faarax Maxamuud … Continue reading Kalluumeysato Soomaali ah oo lagu la’yahay Badweynta India & baadigoob soconaya